Xubin cusub ahaan isku diiwaan geli

Username:
Password:
E-Dhambaal:
Privacy: Your email address will not be shared or sold to third parties.
Jaamacadaa dhigato hadaa ardey tahay:
Saan dadka bilaa micna darada ikaga ilaalino fadlan suaashan ka jawaab:
Maanta maalinta ku xigta haday bari tahay, maanta maalinti ka horeysay sheeg?
Ku soo dhowoow S&J
Ma qabtaa su'aal ku saabsan teknologi? Hadii aa tahay ardey jaamacad ama kuleej dhigta, amaba aa tahay qof aan ardey aheyn laakiin qaba su'aal teknologi ku saabsan, S&J ku soo qor su'aashaada, weydii walaalahaaga kale Soomaaliyeed oo khibrada ku leh waxa aad su'aasha ka qabto.
Ma aragtaa su'aal aad jawaabteeda taqaano? Ka jawaab adoo caawinaaya qof walaalkaa ama walaashaaya.
Dhibco aruurso si aad u gaarto heerarkan.

Barefasoor - 50,000 Dhibcood
Diritoor - 20,000 Dhibcood
Macalin - 10,000 Dhibcood
Kabiir - 5,000 Dhibcood
Kaabe Galaas - 2,000 Dhibcood
Ardey - 1000 Dhibcood
...