+1 cod
892 aragtey
qeybta E-Dhambaal jaale (130 dhibcood)  
Waa arkaa in dhibco lagu gaari karo heerka Ardey ama Kaabe galaas am kuwa kale, laakiin ma fahmin sida loo heli karo dhibcahaas? sidee loo helaa dhibcaha?

Fadlan saxiix ama is diiwaan geli si aad uga jawaabto su'aashaan.

1 jawaab

+1 cod
jaale (160 dhibcood)  

Si aad u hesho dhibcaha waxaad eegtaa sharaxaadan hoos ku xusan fadlan:

Sharaxaada dhibcaha suaal iyo jawaab

Ku soo dhowoow S&J
Ma qabtaa su'aal ku saabsan teknologi? Hadii aa tahay ardey jaamacad ama kuleej dhigta, amaba aa tahay qof aan ardey aheyn laakiin qaba su'aal teknologi ku saabsan, S&J ku soo qor su'aashaada, weydii walaalahaaga kale Soomaaliyeed oo khibrada ku leh waxa aad su'aasha ka qabto.
Ma aragtaa su'aal aad jawaabteeda taqaano? Ka jawaab adoo caawinaaya qof walaalkaa ama walaashaaya.
Dhibco aruurso si aad u gaarto heerarkan.

Barefasoor - 50,000 Dhibcood
Diritoor - 20,000 Dhibcood
Macalin - 10,000 Dhibcood
Kabiir - 5,000 Dhibcood
Kaabe Galaas - 2,000 Dhibcood
Ardey - 1000 Dhibcood
...